Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo Maalinta beri ah ku sii jeeda..

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maalinta berri oo Jimco ah ka ambabaxaya dalka iyagoo ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa Isaias Afwerki sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow Villa Somalia. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Asmara ayaa … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo Maalinta beri ah ku sii jeeda..